BUYAMAZONDEALS Electronics

http://astore.amazon.com/jigjigatimes-20

http://astore.amazon.com/jigjigatimes-20

Best Deals get Your Electronics here

BuyAmazonDeals

cheap mobile phones

WWW .JIGJIGATIMES.COM

Gacmo furan iyo Gacal aan dhamaad Laheyn ku soo dhawada

Friday, April 23, 2010

Ku soo qul-qulka Qurbo joogta

www.jigjigatimes.com
Sawaxan xogan ayaa waxa u ka jira malmahan daneb maglada casimada ee Jigjiga Qorbo jogta u dhalatay deganka ku was oo ka soo kicitamay Dafaha aduunka si ay u helaan dhul iyo malgashi ay ka hiir Galiya Dhaman inta u ka Koban yahay Dhul-dagmeedka ay dagaan soomaalida ee Ethiopia

Hadaba Akhristow matahay mid ariinta ka qaba su'aal ama ma tahay shaqsi laga mali karo nuuxurka dhabta ah ee malmahan danbe ay Mu'wadiyinta u dhashay gobalkas ay ugu soo qul-qulayaan

Hadaba waxaa fican in uu wanagu uu ku jiro iin aad maal iyo muruq gashato dhuul aad u dhaltay wayo dhuul adan u dhalan waxa iska badan dhiibkiisa iyo dhawaca adiga iyo Familkaaga soo gadhi kara akharo iyo aduunba hadaba waxaan dhaman ugu Mahadnaqaya ama aan ku Gubaabinaya in dhulka lawada dhisto oo malka iyo muruqa adunyo lagaliya dhaman dafaha aduunka


Waa figrad aan qabo Please respect that.
Thanks for your daily Vis..... www.JigJigacity.blogspot.com

Friday, April 16, 2010

Ku soo dhawada Dhamaantiin

Ku soo dhawada Dhamaantiin waa Blog ku hadla dhamaan Fikradaha kala Duwan ee JiGJiGAWi-folks.